Community Self Management, Empowerment and Development
B
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
DeutschLa versión española de este documento.Tagalog (Philipinnes)La version française de ce document.Russian VersionUrdu B
HindiHindi
.
Bulsho, Bulshada
..
Ereyga  “bulsho" waxaa logu isticmaala meelo badan.
.
Seynisyahanada waxay ku macneyaan bulshada dad badan oo ku wada nool hal meel  ama meelo kala duwan, iyo deegaano kala duwan, nolol, tartan, iskaashi, si ay u sameyaan ummad balaaran. . Inkastoo la gaaray aalad caalami ah oo internetka ah, waxaa la arkay dad badan oo isku dan ah, inay soo baxeen, iyagoo ku kala firisan dunida daafaheeda, kuna xiriira aaladan elektaroniga ah ee internetka.
...
Waxaan diirada ku saareynaa tababarkan, waa wax badan oo kuu macneynaya bulsho, bulsho dad ah oo meel ku wada nool, deegaan ahaana kala gedisan (marka laga reebo bulshooyinka degan baadiyaha), isku xiran, tusaale ahaan dadka ood wadaagta ah ee magaloyinka neighbourhoods marka loo firiyo bulshoyinka kala fog ee baadiya.
.
Bulshadu ma aha keliya dad meel isugu urursan. Waa xubno isku tegay oo dhaqano leh, kana kooban dad isdhex galay, wax badana laga barto. . Isdhex galka waa qeyb ka mid ah dhaqanka, kana kooban isdhexgalka bulshada, lagana barto wax walba. Waa lix qeybood: tegnoligiyad, dhaqalaha, xooga siyaasad, bulshada, faa’iido wadaaga, diimaha iyo aaminada.
..
Bulshadu bayologi ahaan laguma macnayn karo, laakin barasho.
.
Waa sida dhirta oo kale ama xayawanada oo ka kooban atamo kala duwan, waa wax noole walbaa uu soo gala kana baxaa, dhimasho, dhalasho, saas ayay noloshu isku bed bedeshaa.  . Bulshadu ma ahan dad isku midab ama isku dhaqan ah, waxay leeyihin qeybo farabadan, madaahib kal duwan, mar walbana waxaa dhexyaala tartan iyo qilaaf. 
..
Bulshadu waa qeyb aad u weyn oo kala duduwan. 
.
(English: community, Español: comunidad, Français: communauté,
Português: comunidade, Pyccкий: сообщество).

 
 

Under contruction; not yet finished

..
B
..
a
.
a
....
a
a
(English: ,)
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay

––» «––
..............
Somali Key Words