| .......... |
.
..
| Wacyigeliye ahaan, waxaan
ka shaqeynaynaa ciribtirka faqriga anagoo taxliil ku sameynayna sababaha
faqriga, qaadeynana talaabooyin looga hortagayo sababahaas. |
.
|
Maadaama uu faqrigu yahay dhibaato
bulsho, xalku waa inuu ka yimada bulshada. |
....
|
Laba hab oo lagu baabi’in karo faqriga
(bulsho ahaan iyo shaqsi ahaan) ayaa ku jira laba cutub oo dhameystiran:
wareega wacyigelinta bulshada, iyo qaabka daqli abuurka.
|
.
.
...
..
|
Cudurku waa mid kamid ah shanta qeybood
ee faqriga.
|
.
| Waa iska raqiis, aad
u liita, iyo aad muhiim ugu ah bulshada ama mujtamaca in ay ka hortagaan
intii ay daweyn lahaayeen cudur ay u adeegsadaan dhaqaale kooban daaweynta
cuduro yar yar oo caan ah kuwaas oo saameynaya dhamaan dadka, intii loo
isticmaali lahaa qalab casriya iyo xirfado lagu daweeyo ay hayaan dadka
qaniga ah (sida sababaha ay WHO ay ku horumarinayso taakuleynta xeerarka
baahida caafimaad ee asaasiga ah). |
.
|
Ogow tan, adinka wacyigeliyaasha
ah waxaad la kulmi in baahid koowaad ee bulsho ay tahay in loo dhiso meel
caafimaad, laga yaabee in ay sababta ay ugu baahan yihiin ay tahay in ay
helaan biyo nadiif ah iyo nadaafada si ay uga hortagaan wasaqowga biyaha
cudurada ka dhasha. |
....
|
(Deutsch:
Krankheit,
English:
disease,
Español:
enfermedad,
Filipino/Tagalog: sakit,
Français:
maladie,
日本語: 病気,
Malay:
penyakit, Português:
doença,
Romãnã:
boala,
Somali:
cudur,
Tiên Việt: dịch bệnh)
|
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , 日本語: , Kiswahili:
, Português: , Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
.
––»«––
|