|
..
..
| Is aamin
la’aan iyo daacaddaro. |
.
|
Daacaddaradu waa mid kamid ah shanta
qeybood ee faqriga. |
....
| Waxa ay leedahay magacyo
badan, uu kamid yahay musuqmaasuqa, qiyaamid waxii laguu dhiibay, xoog
wax uga qaadasho, iyo xatooyo. |
.
|
Waxay dhacdaa marka dhaqaale loogu
tala galo in lagu hormariyo bulshada dhan si aan habooneyn, ma si sir ah,
loogu leexiyo inay ka faa’iideystaan shaqsiyad gaar ah ayagoo adeegsanaya
heerka aaminaad ee bulshadu u muujisay. |
....
| Aaminaad la’aantu waxay
noqotay inay isu bedesho naceyb iyo faqri. |
.
|
Taasi waa sababta adiga, wacyigeliye
ahaan ama isku duwaha bulshada, inaad horumarisaa bayaaminta, aaminaada
iyo daacadnimada bulshada aad horboodeyso. |
....
|
(Deutsch:
korruption,
unehrlichkeit,
English: corruption,
dishonesty,
Español:
falta de
honradez, Filipino/Tagalog: di-matapat,
Français: malhonnêteté,
Kiswahili:
rushwa,
Malay:
ketidakjujuran,
Português:
desonestidade,
Romãnã: necinste,
Somali:
daacaddarro)
|
.
..
Ma ahan kaliya heeso
iyo qoobka cayaar, dhaqanku, cilmiga seynisku, macnaheedu waa hab bulshadeed,
waa gabi ahanba barashada dabeecado iyo caadoyin, kana kooban hab dhaqameed
bulsho oo leh lix qeybood:
-
tignolijiyad,
-
dhaqaale,
-
siyaasad,
-
isdhexgal,
-
fikrado iyo
-
aragtida aduunka.
|
.
| Qeybta muhiimka ee dhaqanka
waa “calaamad." dhaqanku ma ahan abtirsiimo; waa uun calaamad la iskula
xiriiro. |
.
|
Sometimes called the “mid ka sareeya
noolaha," maxaa yeelay waxaa uu ka kooban yahay hab bayoloji ahan u jira,
bani’aadamka, waxaa uu ka kooban yahay dhaqano isku xiran. |
....
.
|
(Deutsch:kultur,
English:
culture,
Español:
cultura,
Filipino/Tagalog:
kultura,
Français:
culture,
Kiswahili:
tamaduni,
Malay:
budaya,
Português:
cultura,
Romãnã: cultura,
Somali:
dhaqanka,
Tiên Việt: văn
hoá)
|
.
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
––»«––
|