| .......... |
.
..
| Faqrinimadu ma ahan in
la waaya lacag uun, ma ahan keliya in la waaya waxyabaha daruuriga ah,
wado, waxbarasho ama cafimad. |
.
|
Waa uun “faqri qalbiga ah,” ie
waa xaalad niyad jab ah, jaahilna laga yahay qeyraad agtaada yaal, ku tiirsanaan
dad kale, kalsooni xumo, madluunsanaan, xirfad la’aan, aamin daro, sinaan
la’aan ; si kooban hadan dhahno, maamul xumo. |
....
| Faqrigu waa dhib ka jira
bulshada dhexdeda, una baahan xal; faqrigu ma ahan daqli la’aan. |
.
|
Faqriga waxaa lagu yareyn karaa in
lagu hago dadka faqriga ah inay is caawiyan, saas ayayna awood ku yeelan
karaan (xoojinta) waa la tacaalida caqabadaha badan ee ka hor imaanaya. |
....
|
Baabi’inta faqriga, hadaba, waxaa
lagu heli karaa in la joogteeyo maamul wanaaga.
|
.
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
.
––»«––
|