Community Self Management, Empowerment and Development
H
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
DeutschEnglish version of this documentLa versión española de este documento.La version française de ce document.KiswahiliRussian Version
..
Hogaanka
..
Ereyga hogaan aad ayuu uga baaxad weyn yahay ereyga, dowlad.
.
Ma aha mid si toos ah, fikrado aad u baahsan , sharci yar, macno ahaan.
....
Waxay gebi ahaanba ka tarjumeysaa ka qeyb galka go’aan gaarista, kontoroolida, maamulida, isku duwida qaabka socosho ee ururada, sida bulshada.
.
(English: governance, Español: gobierno, administración, Français: gouvernance, Português: governação, )
..
Horumarka
..
Dad badan ayaa u maleeya horumarka inuu yahay dhaqaale ahaan oo la kobco, halka ay macnaheeda weyn ay tahay isbedel weyn ay sameyso bulshada.
.
In la horumaraa waa in la kobcaa, in la kobcaana waa in aad loo sii weyaadaa; waa xiraa inaad noqotaa mid xoog badan oo adag.
....
Bulsho marka ay horumarto, waxay noqonaysaa mid awood leh.  Waxay dareemeysaa isbedel.
.
Ninka dhaqaalaha barta waxaa uu horumarka u arkaa koboca dhaqaale  (hadaba ma aha saa); injineerkuna waxaa uu horumarka u arkaa qalab casri ah oo kale.
....
Wacyigeliyaha, hadaba, waxaa jira laba kamid ah lixda qeybood ee dhaqanka oo ay bulshadu ku horumarto.
.
Horumarku micnihisu waa in bulshadu ka hormarto dhamaan lixdan qeybood: tignolijiyada, dhaqaalaha, siyaasada, isdhexgalka, fikradaha iyo aragtida dunida.
....
(English: development, Español: desarrollo, Français: développement, Português: desenvolvimento)
.
Horumarka Bulshada
..
Marka ay bulsho horumarto, wey kobocdaa.
.
Taasu micnaheeda maaha inay balaaraneyso ama ay qani noqoneyso.
....
Waxay tahay macnaheeda inay noqoneyso bulsho awood leh oo isku xiran.
.
Geedka Garaska ma dhalan isagoo weyn ee waxaa uu ka abuurmay miro yar. Sawir geedka garaska oo leh qaab guri.
....
Bulshadu ma horumarin karo wacyigeliyaha sida ubaxa uu waraabiyo ninka beeraleyda ah ee uu u koro.
.
Bulshadu  (sida urur bulsho) uu isu horumarinkaro. 
....
Wacyigeliyuhu waa dhiirigeliye kaliya, waxaa uuna dhiiri geliyaa ama hagaa qeybaha bulshada.
.
(English: community development, Español: desarrollo comunitario, Français: développement de la communauté, Português: desenvolvimento da comunidade).

 
 

..
H
..

a
.
a
....
a
.
(English: , )
..
.
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay

––» «––
..............
Somali Key Words