|
..........
|
..
..
|
Mid ka mid shanta qeybood ee faqriga
waa jaahilnimada.
|
.
|
Ereyga
jaahilnimo waa cay. |
....
| Waxaan ula jeednaa in
la si fudud loo yiraah dadka wax ma yaqaanaan; ceebna maaha taas. |
.
|
Waxaad kalood ogaataa in jaahilnimadu
iyo nacasnimadu ay aad u kala duwan yihiin. |
....
| Dadka waawey wax waa
ay baran karaan, laakiin ha ula dhaqmin sida caruur ama dad kaa hooseeya,
ama aad ka hor istaago waxbarashada. |
.
|
Macnaha jaahilnimadu waa aqoon la’aan
shey, nacasnimadu waa inaadan awoodin inaad sameyso wax uun, doqonimadu
macnaheedu waa isagoon sameynay waxa uu si wanaagsan u yaqaan. |
....
|
Jaahilnimo, nacasnimo iyo doqonnimo
waa kala duwan yihiin
|
.
.
..
| Ereyga “jandar" waxaa
loo isticmalaa in lagu kala saaro laba qeybood, “lab" iyo "feminine." |
.
|
Yaan lagu qaldin ereyga “jinsi"
kaas oo lagu kala saaro “rag " iyo "haween." |
....
| Jandar, micnihiisu waa
waxa ay qabtaan labka iyo dhediga, kuna kala duwan dhaqanka , u dhexeeya
bulshaba bulshada kale. |
.
|
Ujeedadeen jandar waxaan diirada
si weyn ugu saareynaa inaan kala saarno howlaha kala duwan ay qabtaan sida
ka qeybgalka, xiriirka dhaqaalaha, iyo nolosha bulshada dhexdeeda. |
....
|
Kuwani waa kala duwanaansho saameyn
kuleh bulshada, tana waa saameynta uu ku yeelan karo wacyigeliyaha.
|
.
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
...
––»«––
|