|
..........
|
.
..
| Habkan, bulshada ayaa
ka qeyb gasha taageertana, hadii ay bulshadu ku lahaato qeyb daqliga
iyo waxqabadka masuuliyada iyada ayaa qadanaysa. |
.
|
Waxaan xitaa ku dhiiri gelineynaa
dowladaha, iyo deeqbixiyayaasha dibada in ay howlaha ay bulshada u qabanayaan
ka qeyb geliyaan bulshda qeybaheeda kala duwan; taasna waxay ku imaan kartaa
in bulshada lala tashado. |
....
| Ka qeyb galka bulshadu
waa ka macno weyntahay yabooh ay sameyaan ama shaqo ay qabtaan; waa in
ay go’aanka ka gaarida wax ku lahadaan, oo ay doorataa fulisaa, maamushaa,
dabagal ku sameysaa, kontoroshaa. Waa ay ka duwan tahay inay wax ku yaboohdaa. |
.
|
Wacyigelinta bulshadu waxay horumarisaa
waxqabadyada iyo yoolalka bulshada, oo ah in bulshada masuuliyad ka saaran
tahay horumarkeeda, iyadoo laga bilaabaya mashruucee fushanaa, iyo in ay
dhirigeliyaan abaabulka daqliga la rabo iyo diyaarinta shaqada. |
....
|
Horumarinta ka qeybgalka bulshadu micnaheeju
waa hubinta talabada laqaadayo ma tahay mid (aan ahayn qeyb kaliya) qeybaha
bulshada (aan ahayn hay’adaha dibada).
|
..
|
(Deutsch:
gemeindepartizipation,
English:
community
participation, Español:
participación
comunitaria, Filipino/Tagalog: pakikilahok
ng komunidad, Français: participation
de la communauté, Kiswahili: ushiriki
wa jamii, Malay: penyertaaan
komuniti, Português: participação
da comunidade, Romãnã: participarea
comunitatii, Somali: ka
geyb galka bushadaa,
Tiên Việt: sự
tham gia của cộng đồng)
|
..
..
| Ku tiirsanaanta waa mid
ka mid ah shanta qeybood ee faqriga. |
.
|
Cudurka ku tiirsanaanta waa dhaqan
oo dadku aaminsan yihiin in aysan arrimahooda xalisan karin Kaalmo dibadeen
iyadoon la heleyn. |
....
|
Waa daciifnimo ay sababtay kaalmada
dibada.
|
.
|
Cudurka la yiraah kutiirsanaanta caado
xun ay aaminsan yihiin dadka qaar inaysay iyaga wax qabsan karin iyogoo
aan kaalmo ka helin qeybo kale.
|
.
|
Waa daciifnimo ay abuurtay dadka wax
siinay.
|
.
|
(العربيّة
(Arabic): التبعي,
Bahasa Indonesia: dependensi,
Deutsch: Abhängigkeit,
English: dependency
syndrome, Español: síndrome
de dependencia, Filipino/Tagalog: pagtatangkilik,
Français: syndrome
de dépendance, Galego: dependencia,
Ελληνικά: Εξάρτησης,
日本語:
依存,
Malay: kebergantungan,
Nederlands:
afhankelijkheid,
Português:
dependencia,
Romãnã: dependenta,
Somali: ku
tiirsanaanta, ردو (Urdu): محتاجی
کی لت)
|
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
––»«––
|