.
..
| Naceybku
waa mid ka mid ah shanta qeybood ee faqriga iyo ku tiirsanaanta. |
.
|
Waxaa
jira oraah somaliyeed oo oraneysa |
....
| “Ilaahow
xoolo isii tacban maayee” taasoo ka tarjumeysa in allah wax uu ku siin
karo laakiin aad adigana shaqeysato Isna caawino dhexdeena. |
.
|
Wuxuu
alle na siiyay awoodo: aan wax ku xulano, ku wada shaqeyno, isku duwno,
iyo qaab aan ku habeyno qaab nololeedkeena; ma ahan inaan niraahno kaliya
ilaahow xoolo nasii. shaqeysan meynee. |
....
.

..
..
....
...
..
...
|
Waxaa Tarjumay
Salaad Ali Omar
|
––»«––
|