...
.
..
| Wacyigelinta
waa in lasoo saaraa waxqabad ficil ah oo ka dhaca bulshada dhexdeeda.
Dhiiri gelin. |
.
|
Lamid
ma ahan abaabul, maxaa yeelay ficilku waxa u ka dhacayaa bulshada dhexdeeda
(dadku waxay noqonayan kuwo dhaqaaqa, soconaya) ayaa loogu yeeri karaa
wacyigelin. |
....
|
Wacyigelintu waxay
isugu jirtaa abaabul iyo kicin.
|
...
..
..
| Waadixnimadu
waa shey muhiim ah marka laga hadlayo xoojinta bulshada. Ereyga “waadix"
waa in wax walbaa sida ay u socdaan la arkaa. |
.
|
Marka
shaqaalaha oo kale ay wax qabanayaan (sida go’aan gaarida, abaabulka
daqliga) oo qarsoon, iyagoo ka qarinaya waxqabadkooda dadka kale, maku
dhaqmayaan waadixnimo. Marka waxay dadka ku sameynayaan “daweyn
degdeg ah." |
....
| Tani
waxay dhiri gelinaysaa daacad daro, niyadjab, iyo liiditaan (qeybaha muhiimka
ee faqriga iyo jilicsanaanta bulshada). |
.
|
Wacyigeliye
ahaan shaqadaadu waa muujinta iyo dhiiri gelinta wax walbaa inay cad yihiin
ama waadix yihiin. |
....
| Waa
inaad sharaxaad ka bixisaa waadix nimada, aadna u sheegtaa dadka in ay
masuuliyadoodu tahay xaqna u leeyihiin inay ogaadaan waxa meesha ka socda
(abuubulayana). |
.
|
Waxaad
sameyneysaa adigoo xaqiijinaya inay tahay tan ugu muhiimsan marka
la abaabulayo bulsho ama aad dib u abaabuleyso. |
....
|
Sharciyada, sida
“xornimada warkala qaadashada," ama sharciyo lamid ah taas oo xaqiijinaysa
faahfaahinta dowlada isticmaalkeeda inuu ka muuqdaa diiwaan guud, dadkuna
ay heli karaan, waxaa loogu tala galay in lagu hormariyo waadixnimada howlaha
dowlada, inkastoo madaxda qaar ay isku dayaan inay burburiyaan sharcigan.
|
...
| Hadii
aad dhib qariso, ama aad daboosho dhibkii waa uun jiraa; waxaad xaqiiqdii
qarisay xalkii. |
.
|
Hadii,
aad, shaaca ka qaado, siina deyso, si daacadnimo ah ugu kuur gasho, waxaad
ku taagan tahay wadadii saxda ahayd ee lagu xalin lahaa. |
....
Waadixnimadu
waa xoojin. |
.
|
Ereyo
furo oo kasii badan,
waxaad booqataa websiteka. |
....
..

..
..
....
...
..
...
––» «––
|