Community Self Management, Empowerment and Development
Ereyada Furaha
X
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
English version of this textLa versión española de este documento.La version française de ce document.KiswahiliA versão portuguesa deste documento.Russian Version
 .
.
..........
Waxaa tarumay Sahir JAMA 
Xejin:
...
Kelmedda "xejin" waa muhiim xagga caawinta horumar. (Ereygan lagama helo qaamuusyada badankooda). Kelmeddu waxay qeexeysaa "kartida" wax lagu sii "adkeyn" karo (ambo-qaadis) kaddib marka taageero dibadeed laga joojiyo. Bulshada dhisata il biyood (sida ceel iwm), xejin waa hanashada ama gacan-ku-heynta dayactirka, nadiifinta iyo isticmaalka mishiinka biyaha soo saara marka la dhiso kaddib. .. Deeq-bixiye dibadeed, xejin macnaheedu waa sii socodsiinta mashruuca ama wax soo saarkiisa, kaddib markay caawimadu joogsato. Adigana, bulsho-kiciye ama isuduwe, xejin waxay ku saabsan tahay sii waddidda xoojinta beesha xagga hor-u-socodka bulshonnimo. Dhinaca deegaan-dhowre iyo xidhiidh-dhowre, xejin waxay u baahan tahay in waxqabadkii bey'adda jirtaa ay sii adkeyn karto (nolol ahaan) si aan loo madhin kheyraadka dabiiciga ah ee aan la soo cusbooneysiin karin.
..
(العربيّة (Arabic): الاستمرارية, Deutsch: Nachhaltigkeit, die nachhaltigkeit, Español: sostenimiento, Filipino/Tagalog: maipapatuloy, Français: durabilité, हिन्दी (Hindi): निरंतरता, Italiano: sostenibilita, Romãnã: dezvoltare durabila, Português: sustentabilidade, Somali: xejin اردو  Urdu: سسٹينيبِلٹ)
,
Xoojinta
..
Exertion is needed to get stronger
Xoojinta bulshada (ama abaabulka) waa kobcinta awooda bulshada, hagaajinta awooda bulshada (quwada) si ay u qaaraan meesha ay hiigsanayaan.
.
Sida kobcinta awooda bulshada, waa hab ay bulshadu awood ku yeelan karto.
....
Habka awoodsiinta bulshada, marka loo fiiriyo kaalmada la siiyo, ujeedada uun waa in bulshada la xoojiyaa inay isku filnaan gaaraan kana xorobaan kaalmada shisheeye.
.
Habka xoojinta, hadaba, uma fududeynayo bulshada wax walbaa ay rabto, sababtoo ah halganka iyo adkeysiga, sida jir dhiska oo kale, waxaa uu kordhiyaa awooda qofka. 
....
awoodsiinta
.
(Deutsch: Empowerment, Macht, die stärkung, Stärken, English: capacity development, empowerment, power, strengthening, Español: capacidad, potenciación, Filipino/Tagalog: pagpapalakas, Français: capacité, empowerment, हिन्दी (Hindi): षमता विकास  अधिकारिकरण, Italiano: empowerment, Kiswahili:kujengea uwezo, Malay: menguatkan, Português:capacidade, desenvolvimento de capacidade, fortalecendo, Romãnã: dezvoltarea capacitatii, intarire, Pyccкий: Рaзвития, Somali: xoojinta)

..
X
..

X
.
x
....
x
.
(العربيّة (Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français: , Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português: , Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
..
Phil Bartle
Waxaa tarjumay Salaad Ali Omar. S Jama

––»«––
..............
Somali Key Words