Aad
Dadka
Xagooda;
Lanoolow
iyaga;
Dadka
jeclow;
Dadka
wax ka baro;
Kala
bilow heerka ay joogaan;
La
shaqee iyaga;
Wax
ugu dhis waxa ay heystaan.
Laakiin
Hogaamiyayasha wanaagsan,
Marka
Howsha la dhameeyo,
Shaqaduna
idlaato,
Dadkoo
dhanna caddeyaan:
"Taas
waa wax aan anagu qabsanay"
Lao Tsu |
|
|