Community Self Management, Empowerment and Development
Getting Prepared
CebuanoChineseDeutschEnglish version of this documentLa versión española de este documento.La version française de ce document.GreekItalianKiswahiliPolskiA versão portuguesa deste documento.Russian VersionSomaliTagalog (Philipinnes)
ArabicGujaratiHindiPashtoPunjabi
...
Ogow Ujeedooyinka Asaasiga ah
Muhimada iyo ujeedoyinka ka dambeysa xirfada
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay
 .Training Handout.
Ujeedoyinka iyo xeerarka laga doonayo inuu fahmo bulsho wacyigeliyaha
...
Waa maxay horumar? Bulsho horumarin? Ka qeyb gal bulsho . Faqri? Bulsho? Xoojin? Waadix ah? waarida?
...
Si aad u noqoto wacyigeliyo wanaagsan, waxaad u baahan tahay xirfado sida inaad meel fagaara ka hadlid abaabul iyo kicin. . Si aad u noqoto wacyigeliyo wanaagsan, waxaad u baahan tahay xirfado sida inaad meel fagaara ka hadlid abaabul iyo kicin.
...
Waa inaad ogataa maxaa loogu baahan yahay isticmaalka xirfadahan. Waa inaad ogaataa xeerarka. Hadii aad tiigsaneyso Bulsho, waa muhiim inaad aqoon u leedahay cilmiga bulshada iyo dabeecadaha bulshada ee isbedelaya sida      (horumarka). . Tani macnaheedu waa barashada ama fahamka urur bulsheedka, ama barshada cilmiga bulshada, dhaqanka,dhaqaalaha, siyaasada, iyo kuliyadaha kale ee xiriirika la leh dhamaan cilmigan.
...
Markan muhiim ma aha  inaad lahataa aqoon heer jaamacadeed ah, laakin waa inaad ku tacliimisaa xeerarka iyo aqoonta la xiriirta maadadan.
...
If Hadii aad rabtid inaad kobcisid (xojisid) Bulsho dhaqaalahedu hooseyo, waa inad fahamtaa cadowga, kaas oo ah midka ay ku tiirsan yihiin. Hadii ay ujeedadadu tahay ciribtirka Faqriga, waa inaad si wanagsan u taqaanaa calamadaha faqriga. . Waxa kaloo muhiim ah inaad fahamta waxa sababa faqriga, si aad u horumarisid una bedeshid isbedel lid ku noqon kara sababahaas. Waa inaad u aragtaa sara u kicida faqriga sida badan inay hoos u dhigeyso xanuunka, kumeel gaar ahaan, laakin kama qeyb qaadaneyso baabi’nta faqriga.
...
Faqrigu ma ahan keliya in lacag loo baahan yahay, lacagtuna ma aha mida kaliya ee lagu baabi’in karo faqriga. . Ka feker mid walba.  Kuna qor xusuus qorkaaga.  Kala munaaqashoo saaxibadaa, shirarka, kulamada.
...
Xiliyada nasashada, shaqada saaxiibada kadib, waqti yar qaado oo aad ka falanqeynayso kubada cagta kadib uga faa’iidso inaad kala doodo mid ama laba ka mid ah ujeedooyinkaaga.
...
Adoo isku dayaaya “mar iyo kabadan," waa adigoo cunaya oo kale , “mar iyo kabadan." . Barashada, horumarinta bulshada, waa mid aan dhamaan.  Marka aad joojiso, waa marka aad dhimato.
––» «––
...
Go to the People, Somali
.
Getting Prepared