Community Self Management, Empowerment and Development
Getting Prepared
CebuanoChineseDeutschEnglish version of this documentLa versión española de este documento.La version française de ce document.ItalianKiswahiliKoreanPolskiA versão portuguesa deste documento.RumanianSomaliTagalog (Philipinnes)
ArabicGreekGujaratiHindiSindhi
...
Ogow ujeedooyinkaaga
Maxaad dooneysaa inaad gaarto?
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay
 .Training..Handout
Ujeedoyinka iyo muhiimada noqoshada wacyigeliye
...
Mid kamid ah halkudhigyada aan isticmaaleyno marka aan ku jirno tababarka maamulka, “hadii aadan aqoon meesha aad u socoto jid walbaa waa jidkaada." . Tan adiga xitaa waa ay ku quseysa, marka aad isku diyaarineyso wacyigelinta. Marka aad halkas mareyso waxaad bilaabeysa inaad ku qorto buug, ama waxaad u kala saareysaa ujeedoyinka iyo goolkaada.  Waa inaad u habeysaa himiladaada, oo aadan u arkin fikrad dad kale leeyihiin.
...
Ujeedada wacyigelinta waa horumarinta bulshada taas
oo ku kala duwan shaqsi shaqsi, iyo bushlo bulshaba.
. Si kastaba ha ahaatee, waxaa
jira xeerar caam ah.
...
Waxaa ka mid ah: ciribtirka faqriga, hogaan wanaaga, isbedelka habeynta bulshada, horumarinta iyo xoojinta bulshada, xoojinta bulshooyinka dhaqaalahoodu hooseyo, iyo shaqa wadaga iyo nolol wadaaga labka iyo dhediga. . Marba markaad sii socoto, aad aqriso boggan, waxad ku jirtaa wacyigelin, waxaad arkeysaa in ujeedoyinkan ay noqonayaan kuwo aad u xiiso badan tartana kugu abuura, in badan oo aad sii ogaataba.
...
Ku laabo xusuus qorkaada si aad u bedbesho, habeyso, kuna dartid kuwaan ujeedoyinkaadi.  Baabi’inta faqriga, tusaale ahaan, waa mid aad u adag dhibna badan marka aad ka shaqeyso, marka la barbar dhigo liis gareynteeda. . Waxaan baranaa inaan ka fogaano “sare u kaca faqriga" sababtoo ah waxaa kaliya ay sare u qaadaa xanuunka iyo niyad jabka, taasna ma keenayso xal waara.
...
Faqrigu ma ahan kaliya lacag la’aan (sida aad ku arki doontid tababarkan) iyo qaabka looga hortago faqriga taas oo macnaheedu tahay ladagaalanka caajisnimada, jaahilnimada, cudurada, ku tiirsanaanta iyo qiyaanada (daacaddaaro, naceyb). . Tani waa hal tusaale ku saabsan fahamkaada balaarinta hadafka adoo isticmalaya qibrad.
...
Si lamid ah, hogaan wanaaga ma aha hogaan adag iyo maamul wax tar leh. . Waa mid muuqata oo la arki karo, ka qeyb qadashada dadka, aaminada, daacadnimada, iyo aragtida mustaqbalka.
...
Waxaad barandoontaa, xitaa, inaadan ka filan hogaamiyayaasha bulsha inay ahaadaan (ama noqdaan) daacad ka noqdaan isticmaalka daqliga bulshada, haddii aad adinka nafsad ahantiina xitaa aadan daacad ka ahayn waxqabadka bulshadiina.
––»«––
...
Go to the People, Somali
.
Getting Prepared