...
|
Nagoshada
Bulsho Wacyigeliye
|
Introduction
to the Module
....
|
Ducumintiyada
ku jira isdiryaarinta cutubka:
|
.....
| Nagoshada
Bulsho Wacyigeliye |
..
..
| Tan
ugu horeysa ee lagaa rabaa waa inaad bilowda qoraal. Oo aad diyaarsataa
buug yar oo aan qiimo badneyn. Waxaa lagaa donayaa inaad isticmaasho
afar boog oo aad u kala bixinayso: (1) hadafka iyo ujeedo; (2) bulshada
aad tiigsaneys; (3) xirfadaha wacyigelinta, iyo (4) buuga dhacdo malmeedka
aad u qoreyso. |
. |
Si
kastaba ha ahaatee adiga ayaa habeysanaya qaabka howlgalkaaga, waa muhiim
inaad ka bilowdo marka diyaarinta qoraalka. Adiga maskaxda ku heyso
waxaa aad bedeleyso. |
..
| Cutubkan
waxaa uu ku tusinayaa inaad u baahan tahay inaad is diyaariso. Ha
u maleyn, hadaba, inaad ku diyaar garoobi karto “hal mar uun." |
. |
Hadii
aan nahay wacyigeliyayaal waxaa si isdabajoog ah u baraneynaa in badan
oo lagu soo sheegay qeybahaas. Waa howl aan dhamaneyn ebed, waana
ku guuldareysaneynaa hadii aan is dhahno waa taqaanan gebi ahaan. |
––»
«––
|