Community Self Management, Empowerment and Development
Getting Prepared
BulgarianCebuanoChineseDeutschEnglish version of this documentLa versión española de este documento.La version française de ce document.ItalianKiswahiliA versão portuguesa deste documentoRussian VersionSomaliTagalog (Philipinnes)
ArabicHindiPunjabi
...
Dakhliga Dibada
Is barbar dhiga dakhliga gudaha iyo
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay
.
 .Training.Handout. 
.
Is barbar dhiga dakhliga gudaha iyo
...
Caawimaad intee la eg ayaa bulshada dibada uga inaan karta ka hor inta aysan bulshadu ku tiirsanaan kaalmo dibadeed, kana lumin kartaa kalsoonida? . Wacyigeliye ahaan, waxaad u  arkeysaa mid adag inaad kala saarto labada dakhli kan ka yimada bulshada dibadeeda, iyo kan gudaha bulshada ka yimaad.
...
Adiga iyo holwadenada bulshada waxaad culeyska saareysaan in dakhli dibada looga keeno bulshada. . Deeq bixiyayaasha ayaa doonaya inay caawiyaan, halka ay xubnaheeda rabaan inay helaan.
...
Miskiin tuugsada ayaa u yimid Nabi Muxammed (NNKH), waxuuna yiri waan baahnahay. . Meeshii uu cunto ka siin lahaa, Nabigu waxaa uu siiya xarig iyo taladan.
....
"Gaado xarigan oo aad duurka kana
soo ururso xaabada geedaha.
. Xarigana u isticmaal inaad ku xir xirato,
kadibna magaalada u soo qaado.”
....
Balkii uu siin lahaa sadaqo oo ku sii diiri gelin lahayd baryo badan, waxaa uu siiyay tababar iyo qaab uu ku shaqeysto oo uu isku filnaan ku gaari karo, taasna tuugsadihii waa qaatay.
....
Hadii Nabiga (NNKH), uu siin lahaa cunto, waxaa uu ku sii tababari lahaa tuugsadaha inuu sii tuugsado; isagoo siiyay tababar iyo wax uu ku shaqeysto, waxaa uu ku adkeystay in uu tuugsiga ka baxo oo uu isku filnaado. . Tababarkan ma dhiiri gelinayo in la helaa dakhli dibadeed, iyo codsiyo loo qorto, kaasoo kugu hago inad diraariso codsi qorasho wanaagsan.
Wax walbaa oo xoog badan (sida Dab), xirfadahan si qalad ah ayaa loo isticmaali karaa, ama mustaqbalka idin dhaxalsiinkara. . Inaad si wanaagsan u isticmaashaan, kuna saxdaan qaladaadka dambe.
––»«––
...
Go to the People, Somali
.
Getting Prepared