Community Self Management, Empowerment and Development
Getting Prepared
CebuanoChineseDeutschEnglish version of this documentLa versión española de este documento.La version française de ce documentGreekItalianPolskiA versão portuguesa deste documentoRumanianRussianSomaliTagalog (Philipinnes)
Sindhi
.. 
Ogow Bulshada aad Hiigsaneyso
Yaa ka faa’iidaya waxqabadkaada?
by Phil Bartle
Waxaa tarjumay
Training Handout
Noqshada bulsho sahmiye
..
Maahmaah kale oo lagu isticmaalo wacyigelinta bulshada, “dhari sameeyaha waa inuu yaqaan ciida uu dhariga kasameysan lahaa."  ciidadu waa bulshada.  Waxaad dooneysaa inaad jilciso, kuna hormariso xoojin. . Si aad taa u sameyso, waa inaad bulshada wax badan ka taqaanaa (dabeecadaha bulshda). Inaad taqaanaa bulshada qaab dhismeedkeeda, dhaqaalaheeda, luqadeeda, deegankeea, dhibaatoyinkeda, siyaasadeeda, iyo dhaqankeeda.
..
Baaritaankaagu ma ahan inaad hesho wax ka duwan xaalada bulshada; waa inad taxliilisaa ogaataana xaalada dhabta ah ee bulshada.  Ka feker sida sheyaal kala duwan ay isugu xirmi karaan. . Bilowga wanaagsan waa sameysashada qariirad. Halkee ayay ku nool yihin? Maxaa agab la isticmaali karo ah?  (sida waddo, dariiqyo, ilo biyo, caafimaad, iskuulo, nadaafad, suuq iyo waxyaabo kale oo bulshada la xiriira).
..
Kadib, marka aad ku hogaamiso bulshada xaqiijinta xaalada bulshada (dakhligooda, baahidooda, fursadahooda, dhibaatoyinkooda); waxaad ku hagi kartaa inaad samystaan qariirad la raaco. . Doing one now for yourself will help you to prepare for that participatory activity later.

Xusuus qorkaada ku qoro muhiimada.

..
Waxaad u kuur gashaa bulshada: qaabka ay u habeysan tahay, dhaqalaheeda, luqadeeda, siyaasadeeda, qeyraadkeeda, dhaqankeeda, iyo xiriirka deegaan ee ka dhaxeeya. . Sii wado baaridaada ogow qaabka ay isugu xiran yihiin. 
..
Waxaad ogaaneysaa in bulshadu aysan ahayn shaqsiyaad la isku soo ururiyay, balse ay ka horeyso shaqsiyaad la isku soo ururiyay. .. Waxaa jira qaabab badan oo aad ku baran karto bulshada aad hiigsaneyso, iyo dabeecada bulshooyinka, mana joojin doontid.
––» «––
..
Go to the People, Somali
.
Getting Prepared