







..
Trainers' notes
.
|
Yaa
Noqon Kara Bulsho Wacyigiliye?
|
.
.
Qofna si gaara uma
laha awood wanaagsan xagga wacyigiliyaha bulshada .
.
Ha maleyn, in tababar
ama aqoon aad si gaar ah ugu taqasustay insi otomatik ah ay kaa dhigeyso
inaad la shaqeyso bulshada.
.
Shahaado ama diblooma
ee howlaha bulsho, ama madooyin la xiriira bulshada.
.
.
|
Macaddeyn
karto in qofku yahay
|
..
Mid saameyn ku yeelan
kara xoojinta bulshooyinka dhaqaalahoodu hooseeyo.
.
Injineerada, aqoonyahanada
ganacsiga ama seyniska, qofka heer dugsi dhexe ah aqoontiisa.
.
Ayaa gebigood noqday
bulsho wacyigeliyayaal, lehna karti.
.
Suurtagalnimada,
noqoshada bulsho u shaqeeye waa mid ku timaada mid shaqsiga uu naftisa
u doorto.
.
Hadii aad tababareyso
wacyigeliyayaal karti leh, waxaad u dejineysaa barnamijkagasedansi aad
uga dhigto mid u fudud tababartayaashaada in ay doortaan laba wado mid.
.
Cutubka ka hadlaya
is diyaarinta waxaa u ka kooban yahay qalab aad u isticmaali karto inaad
ku soo bandhigto wacyigeliyayasha bulshad eekartida leh qaabka shaqadooda,
dabeecadaha shaqsiyadeed ay u baahan yihiin, iyotababarada ay galayaan.
.
U Isticmaal si aad
u abuurto jawi aykugo, ansan karaan inay sii wataant ababarada.
.
.
| Saldhiga
Qalabka Tababarka |
.
.
Shanta cutub ee
boggan, tababarkan, waxaa uu ka kooban yahay noqolo yar yar, kuna haboon
isticmaalka tababarada xiligooda, waxaana aad looga hadli doonaa laguna
jilcin doonaaqeybo yar yar.
.
Waxayna ku saleysan
yihiin tusmada buuga qeybihiisa hore, kaasoo laga heli karo dhamanmeel
walba oo baggan ka mida (Buuga Wacyigeliyaha).
.
Waxay u kala qeybsan
yihiin nuqulogacmeedyo yar yar oo loo isticmaalayo si gaar ah doodahat
ababarada dhexdooda.
.
Waxaad talo ku siin
kartaa Ardada inay fiir fiiriyanxusuusqorka hadii ay rabaan inay bartaan
dukumimtiyada dheer ee la socda qalabka tababarada.
.
Cutubyada dambe
waxay ka kooban yihiin dukumintiyo leh tusmooyin aad loo horumariyay.
.
Nuqul gacmeed
walbaa waxaa la isticmaali karaa afartan daqiiqo kulanka tababarka (iyadoo
la isticmaalayo isla magacii kulanka tababarka) marka aan ka hadleyno tababar
bilow ah.
.
Waxaad isticmaali
kartaa cinwaano marka aad qorsheysato Tababarkaaga.
.
Adigoo ka bilaabaya
liiska dhamey stiran ee qariirda Bogga, waxaad tixi kartaa waqtiyadaada
tababarka sida ay uga muuqdaan shanta cutub, ama aad dib u habeysid adigoo
eegaya baahidaada iyo tan dadka aad tababareyso.
.
Waxaad kalood sameynkataainad
koobiyaysato nuqulada gacanta, iyo inaad kala doorato sabuuradaha cad cadama
shaashad, si aad u fududeyso talo dhiibashada, doodaha, iyo ka qeybgalka.
.
Adiga ayay kugu
xiran tahay inaad go’aansato sida aad u isticmaaleysid qalabka.
.
Waxaa ku talineynaa
in kulan walbaa uu ku jiraa inta badan “waxqabad” ay sameyaan tababartayaasha,
Iyo in la yareeyo qudbadeynta dheer iyo hadal hal meel u socda.
.
Waad qiyaasi kartaa
inta waxqabad ee tababartayashu ku firfircoonaan karaan kulankiiba, waxaad
kuu faa’ido badan inaad ka sameysato liis qoran oo in badan kuu noqdo
raad raac aad ku isticmaashid kulanada tababarada.
.
Maxaa shaqo kuu
yaal adiga, sidee u qabaneysaa?
.
.
|
Dukumintiyo
la xiriira cutubyada kale
|
..
Waxaa jira dukumintiyo
ku jira cutubyada kale oo faa’iido leh hadii aad dooneyso inaad ku darsato
oo markii horeba ku jiray midkan.
.
Cutubka “wareega
wacyigelinta” dukumintiga ah “Noqoshada Wacyigeliye” waa mid aad
muhiim ugu ah halkan.
.
Waxaa laga dhigi
kataa laba noqolgacmeed,mid ah dabeecadaha shaqsiyadeed ee looga baahan
yahay wacyigeliyaha, iyadoo qoran si taxan oo tababartaha uu arki karo
uuna is weydiin karo hadii uu leeyahay ama ay leedahay dabeecadahan shaqsiyadeen.
.
Mida kale waa liis
fudud oo ku qoran howl aha laga doonayo inuu ka qabto goobta shaqadiisa.
.
Labadaas ama mid
kamid ah ayaa loo isticmaali karaa noqolgacmeed ahaan marka la joogo xiliga
“is diyaarinta.”
.
Cutubka “isku
duwida wacyigelinta” (Managing Mobilisation) dukumintiga “Shaqo Qeexida”
waxay soo bandhigeysaa qeexitaan faahfaahsan oo ah taqasusaadka looga baahan
yahay iyo waxqabadka iyo masuuliyada laga filayo.
.
Cutubkaas, iyo “Ka
qeyb galka Maamu” (Participatory Management) labadaba waxay tageerayaan
xiriirka ka dhaxeya Maamulka iyo Wacyigelinta inuu ahaadaa mid wada socda,
oo siwadajir ah u qeexaaya shaqada wacyigeliyaha.
.
(Nasiib daro
in wacyigeliye walbaa uu shaqo ka helayo meesha uu kormeerihiisa ama kormeeraha
uu ku qabnayo isku duwida ka qeybgalka — labadaas cutub ayaa ka hadlaya).
.
Hadii tababartayashu
ku weydiistan faahfaahin dheerad ka ah noqol gacmedka ku jira “is diyaarinta”
ka dibna shaqo qeexida noqolgacmeedku ayaa ku haboon.
.
.
.
.
.
Halkaanwaa cutubyadii
dhan ee ku jira boggan kaas uu maskax badan geliyay sidii uu u soo bandhigi
lahaa habab kala duwan oo tababaro kaasoo aad isticmaali karto qalabkan
tababarka.
.
(Eeg: Hababka Tababarka
— Training Methods).
.
Marka aad dhidibada
u aaseyso tababar cusub waa fiirisaa sid “is
Diyaarinta” ka soo gal meesha ay ku qoran tahay “Hababka
Tababarka” (Training Methods) cutubka hagida iyo tusaaloyinka sida aad
u bilaabi karto barnaamijka tababarka.
.
Boggan dhexdiisa
iyo barnaamijka tababarka waxay ka kooban yihiin oo ay xoojinayaan “ku
barashada in loo qabto ficil ahaan.”
.
Waxaan wax ku baranay
siyaalo kala duwan mid dhex dhexaad iyo mid kaleba guud ahaan, si kastaba
ha ahaatee, waxaan baran karnaa aqoon, xirfado gaar ah, inagoo sameynayna
waxyaabaha intii aan ku ekaan lahayn maqal iyo Daawasho kaliya.
.
Waxaan talo ahaan
ku bixinaynaa in laga fogaado raadinta habka la isku raacsan yahay oo ah
hababka tababarada,ee isticmaal mid adiga kuu gaar ah oo ad soo saaratay
si aan ugu dabaqdo tababarkaada, kuna saleysan baahida iyo xaaladaha tababartayaasha
iyo dabeecadaha degaanka la xiriira.
.
Hadii aad horjooge
ka tahay barnaamij tababar, waxaa lagula talinaya in aad noo soo qorta
nagalan munaqishootaawaxyaabaha aad soo aragtay iyo fikradahaada.
.
Hadii aad heyso
talo soo jeedin, waxaan si wadajir ah u qaabeyn karnaa qalab cusub.
..
––» «––
.
.