|
..........
|
..
..
| Ereyga hogaan
aad ayuu uga baaxad weyn yahay ereyga, dowlad. |
.
|
Ma aha mid si toos ah, fikrado aad
u baahsan, sharci yar, macno ahaan. |
....
|
Waxay gebi ahaanba ka tarjumeysaa ka
qeyb galka go’aan gaarista, kontoroolida, maamulida, isku duwida qaabka
socosho ee ururada, sida bulshada.
|
.
..
..
| Dad badan ayaa u maleeya
horumarka inuu yahay dhaqaale ahaan oo la kobco, halka ay macnaheeda weyn
ay tahay isbedel weyn ay sameyso bulshada. |
.
|
In la horumaraa waa in la kobcaa,
in la kobcaana waa in aad loo sii weyaadaa; waa xiraa inaad noqotaa mid
xoog badan oo adag. |
....
| Bulsho marka ay horumarto,
waxay noqonaysaa mid awood leh. Waxay dareemeysaa isbedel. |
.
|
Ninka dhaqaalaha barta waxaa uu horumarka
u arkaa koboca dhaqaale (hadaba ma aha saa); injineerkuna waxaa uu
horumarka u arkaa qalab casri ah oo kale. |
....
| Wacyigeliyaha, hadaba,
waxaa jira laba kamid ah lixda qeybood ee dhaqanka oo ay bulshadu ku horumarto. |
.
|
Horumarku micnihisu waa in bulshadu
ka hormarto dhamaan lixdan qeybood: tignolijiyada, dhaqaalaha, siyaasada,
isdhexgalka, fikradaha iyo aragtida dunida. |
....
|
(Deutsch:
Entwicklung,
English:
development,
Español:
desarrollo,
Filipino/Tagalog:
kalinangan
, Français:
développement,
日本語: 発展,
Malay:
pembangunan,
Português:
desenvolvimento,
Romãnã: dezvoltare,
Somali:
horumarka,
Tiên Việt: sự
phát triển)
|
.
..
| Marka ay bulsho horumarto,
wey kobocdaa. |
.
|
Taasu micnaheeda maaha inay balaaraneyso
ama ay qani noqoneyso. |
....
| Waxay tahay macnaheeda
inay noqoneyso bulsho awood leh oo isku xiran. |
.
|
Geedka Garaska ma dhalan isagoo weyn
ee waxaa uu ka abuurmay miro yar. Sawir geedka garaska oo leh qaab guri. |
....
| Bulshadu ma horumarin
karo wacyigeliyaha sida ubaxa uu waraabiyo ninka beeraleyda ah ee uu u
koro. |
.
|
Bulshadu (sida urur bulsho)
uu isu horumarinkaro. |
....
|
Wacyigeliyuhu waa dhiirigeliye kaliya,
waxaa uuna dhiiri geliyaa ama hagaa qeybaha bulshada.
|
.
|
(Deutsch:
gemeindeentwicklung,
English:
community
development, Español:
desarrollo
comunitario, Filipino/Tagalog: kalinagangg
(kaunlaran) pangkomunidad, Français: développement
de la communauté, Kiswahili: maendeleo
ya jamii, Malay: pembangunan
komuniti, Português: desenvolvimento
da comunidade, Romãnã: dezvoltarea comunitatii, Somali:
horumarka
bulshada, Tiên Việt: sự
phát triển của cộng đồng)
|
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
.
––»«––
|