Community Self Management, Empowerment and Development
Ereyada Furaha
W
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
DeutschLa versión española de este documento.La version française de ce document.Kiswahili
 .
.
.......... 
.
Wacyigelinta
..
Wacyigelinta waa in lasoo saaraa waxqabad ficil ah oo ka dhaca bulshada dhexdeeda.  Dhiiri gelin.
.
Lamid ma ahan abaabul, maxaa yeelay ficilku waxa u ka dhacayaa bulshada dhexdeeda (dadku waxay noqonayan kuwo dhaqaaqa, soconaya) ayaa loogu yeeri karaa wacyigelin.
....
Wacyigelintu waxay isugu jirtaa abaabul iyo kicin.
...
(English: mobilisation, Español: movilización, Français: mobilisez, Português: mobilizar)
..
Waadix
..
Waadixnimadu waa shey muhiim ah marka laga hadlayo xoojinta bulshada.  Ereyga “waadix" waa in wax walbaa sida ay u socdaan la arkaa.
.
Marka shaqaalaha oo kale ay wax qabanayaan (sida go’aan gaarida, abaabulka daqliga) oo qarsoon, iyagoo ka qarinaya waxqabadkooda dadka kale, maku dhaqmayaan waadixnimo.  Marka waxay dadka ku sameynayaan “daweyn degdeg ah."
....
Tani waxay dhiri gelinaysaa daacad daro, niyadjab, iyo liiditaan (qeybaha muhiimka ee faqriga iyo jilicsanaanta bulshada).
.
Wacyigeliye ahaan shaqadaadu waa muujinta iyo dhiiri gelinta wax walbaa inay cad yihiin ama waadix yihiin.
....
Waa inaad sharaxaad ka bixisaa waadix nimada, aadna u sheegtaa dadka in ay masuuliyadoodu tahay xaqna u leeyihiin inay ogaadaan waxa meesha ka socda (abuubulayana).
.
Waxaad sameyneysaa adigoo xaqiijinaya inay tahay tan ugu muhiimsan  marka la abaabulayo bulsho ama aad dib u abaabuleyso.
....
Sharciyada, sida “xornimada warkala qaadashada," ama sharciyo lamid ah taas oo xaqiijinaysa faahfaahinta dowlada isticmaalkeeda inuu ka muuqdaa diiwaan guud, dadkuna ay heli karaan, waxaa loogu tala galay in lagu hormariyo waadixnimada howlaha dowlada, inkastoo madaxda qaar ay isku dayaan inay burburiyaan sharcigan.
...
Hadii aad dhib qariso, ama aad daboosho dhibkii waa uun jiraa; waxaad xaqiiqdii qarisay xalkii.
.
Hadii, aad, shaaca ka qaado, siina deyso, si daacadnimo ah ugu kuur gasho, waxaad ku taagan tahay wadadii saxda ahayd ee lagu xalin lahaa.
....
Waadixnimadu waa xoojin.
.
Ereyo furo oo kasii badan, waxaad booqataa websiteka.
....
(Deutch: die transparenz, English: transparency, Español: transparencia, Français: transparence, Italiano: transparenza. Português: transparência)
..

..
H
..

H
.
h
....
h
.
(العربيّة (Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français: , Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português: , Romãnã: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
.....
Phil Bartle
Waxaa tarjumay Salaad Ali Omar

––»«––
..............
Somali Key Words