Aad
Dadka Xagooda;
Lanoolow iyaga;
Dadka jeclow;
Dadka wax ka baro;
Kala bilow heerka ay joogaan;
La shaqee iyaga;
Wax ugu dhis waxa ay heystaan.

Laakiin Hogaamiyayasha wanaagsan,
Marka Howsha la dhameeyo,
Shaqaduna idlaato,
Dadkoo dhanna caddeyaan:
"Taas waa wax aan anagu qabsanay"

                    Lao Tsu 
.
English version of this poem
.
 . . 
Community Self Management, Empowerment and Development
.
.
Aad Dadka Xagooda
Poem by Lau Tsu
Waxaa tarjumay
Salaad Ali Omar
edited by Phil Bartle
––»«––
.
Getting Prepared
.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.scn.org/cmp/
.
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
.
.......